Home Page
Is Diyaarinta





Tajumaad:

'العربية / al-ʿarabīyah
বাংলা / Baṅla
Български език
Català
Cebuano / Sugboanon
中文 / Zhōngwén
Deutsch
English
Español
Euskara
Ewe
فارسی / Fārsī
Filipino/Tagalog
Français
Galego
Ελληνικά / Elliniká
ગુજરાતી / Gujarātī
हिन्दी / hindī
Italiano
日本語 / Nihongo
Kiswahili
بهاس ملايو / Bahasa Melayu
Português
ਪੰਜਾਬੀ / Pañjābī
Română
Русский
Српски / Srpski
Af Soomaali
తెలుగు /Telugu
ไทย / Thai
Tiếng Việt
Türkçe
اردو / Urdu
Èdè Yorùbá

                                        

Other formats:

Text
Power Point

Other Pages:

Modules

Site Map

Ereyada furaha

Contact

Utility Documents

Useful Links

OGOW UJEEDOOYINKA ASAASIGA AH

Muhimada iyo ujeedoyinka ka dambeysa xirfada

by Phil Bartle, PhD

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


Training Handout

Ujeedoyinka iyo xeerarka laga doonayo inuu fahmo bulsho wacyigeliyaha

Waa maxay horumar? Bulsho horumarin?? Ka qeyb gal bulsho? ?

Ka qeyb gal bulsho? Faqri? Bulsho?

Xoojin? Waadix ah? Sustainability? waarida?

These words are discussed in the "Ereyada Furaha.")

Si aad u noqoto wacyigeliyo wanaagsan, waxaad u baahan tahay xirfado sida inaad meel fagaara ka hadlid abaabul iyo kicin. Si aad u noqoto wacyigeliyo wanaagsan, waxaad u baahan tahay xirfado sida inaad meel fagaara ka hadlid abaabul iyo kicin. You need to know principles.

Waa inaad ogataa maxaa loogu baahan yahay isticmaalka xirfadahan. Waa inaad ogaataa xeerarka. Hadii aad tiigsaneyso Bulsho, waa muhiim inaad aqoon u leedahay cilmiga bulshada iyo dabeecadaha bulshada ee isbedelaya sida (horumarka).

Tani macnaheedu waa barashada ama fahamka urur bulsheedka, ama barshada cilmiga bulshada, dhaqanka,dhaqaalaha, siyaasada, iyo kuliyadaha kale ee xiriirika la leh dhamaan cilmigan. (See "Dhaqanka.")

Markan muhiim ma aha inaad lahataa aqoon heer jaamacadeed ah, laakin waa inaad ku tacliimisaa xeerarka iyo aqoonta la xiriirta maadadan.

If Hadii aad rabtid inaad kobcisid (xojisid) Bulsho dhaqaalahedu hooseyo, waa inad fahamtaa cadowga, kaas oo ah midka ay ku tiirsan yihiin. Hadii ay ujeedadadu tahay ciribtirka Faqriga, waa inaad si wanagsan u taqaanaa calamadaha faqriga.(Xoojinta . Empower, Ku tiirsanaanta). Waxa kaloo muhiim ah inaad fahamta waxa sababa faqriga, si aad u horumarisid una bedeshid isbedel lid ku noqon kara sababahaas. Waa inaad u aragtaa sara u kicida faqriga sida badan inay hoos u dhigeyso xanuunka, kumeel gaar ahaan, laakin kama qeyb qaadaneyso baabi’nta faqriga. Faqri

Faqrigu ma ahan keliya in lacag loo baahan yahay, lacagtuna ma aha mida kaliya ee lagu baabi’in karo faqriga.

Ka feker mid walba. Kuna qor xusuus qorkaaga. Kala munaaqashoo saaxibadaa, shirarka, kulamada.

Lacaq, Principles of Poverty Reduction").

If you look in "Ereyada Furaha," you will find a fairly comprehensive list of basic concepts for the community worker.

Xiliyada nasashada, shaqada saaxiibada kadib, waqti yar qaado oo aad ka falanqeynayso kubada cagta kadib uga faa’iidso inaad kala doodo mid ama laba ka mid ah ujeedooyinkaaga..

A later module, Principles of Community Empowerment, shows you in more detail the principles that lie behind the methods and skills that are available to you on this web site.

Adoo isku dayaaya “mar iyo kabadan," waa adigoo cunaya oo kale, “mar iyo kabadan."

Barashada, horumarinta bulshada, waa mid aan dhamaan. Marka aad joojiso, waa marka aad dhimato.

––»«––

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.11.01

 Home page

 Is Diyaarinta