Home Page

Ereyada Furaha



Tajumaad:

Akan / c
Akan / k
العربية   / ك
العربية   / ل
العربية /   / خ
Bahasa Indonesia
Català
Deutsch
Ελληνικά /  Κ
Ελληνικά /  Ξ
English
Español
Euskara
Ewe
Filipino/Tagalog
Français
Galego
हिन्दी /   का
हिन्दी /   ख
हिन्दी /   क्ष
Italiano
日本語 /   か
日本語 /   き
日本語 /   く
日本語 /   け
日本語 /   こ
Kiswahili
Polski / c
Polski / ć
Português
Română
Русский /   K
Русский /   X
Srpski
ไทย /   ก
ไทย /   ข
ไทย /   ค
Af Soomaali
Tiếng Việt
Türkçe
اردو /   ﺦ
اردو /   ک
Yoruba

                           

Other Pages:

Ereyada Furaha

Modules

Sociology:
Home Page
Lecture Notes
Discussions

Site Map

Contact

Utility Documents

Useful Links


link-ga ereyada ka bilowda:

  A   B   C   D   E   F   G   H   I   J   K   L   M   N   O   Q   R   S   T   U   W   X   Y


Ereyada furaha ee mawduuca K

by Phil Bartle

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


 

KA GEYB GALKA BULSHADA

Habkan, bulshada ayaa ka qeyb gasha taageertana, hadii ay bulshadu ku lahaato qeyb  daqliga iyo waxqabadka masuuliyada iyada ayaa qadanaysa.

Waxaan xitaa ku dhiiri gelineynaa dowladaha, iyo deeqbixiyayaasha dibada in ay howlaha ay bulshada u qabanayaan ka qeyb geliyaan bulshda qeybaheeda kala duwan; taasna waxay ku imaan kartaa in bulshada lala tashado.

Ka qeyb galka bulshadu waa ka macno weyntahay yabooh ay sameyaan ama shaqo ay qabtaan; waa in ay go’aanka ka gaarida wax ku lahadaan, oo ay doorataa fulisaa, maamushaa, dabagal ku sameysaa, kontoroshaa. Waa ay ka duwan tahay inay wax ku yaboohdaa.

Wacyigelinta bulshadu waxay horumarisaa waxqabadyada iyo yoolalka bulshada, oo ah in bulshada masuuliyad ka saaran tahay horumarkeeda, iyadoo laga bilaabaya mashruucee fushanaa, iyo in ay dhirigeliyaan abaabulka daqliga la rabo iyo diyaarinta shaqada.

Horumarinta ka qeybgalka bulshadu micnaheeju waa hubinta talabada laqaadayo ma tahay mid (aan ahayn qeyb kaliya) qeybaha bulshada (aan ahayn hay’adaha dibada).

 বাংলা : জনগোষ্ঠির অংশগ্রহন,    Català: participació comunitària,    Deutsch: gemeindepartizipation,    Ελληνικά: κοινοτική,    English: community participation,    Español: participación comunitaria,    Euskera: komunitatearen parte-hartzea,    Filipino/Tagalog: pakikilahok ng komunidad,    Français: participation de la communauté,    Galego: participación comunitaria,    Italiano: partecipazione della comunità,    日本語: 共同体の参加,    Kiswahili: ushiriki wa jamii,    Malay: penyertaaan komuniti,    Português: participação da comunidade,    Română: participarea comunitatii,    Af Soomaali: ka geyb galka bushada a,    Tiên Việt: sự tham gia của cộng đồng,    Türkçe: toplumsal katılım,    中文 (Zhōngwén): 社区参与


 

KU TIIRSANAANTA

Ku tiirsanaanta waa mid ka mid ah shanta qeybood ee faqriga.

Cudurka ku tiirsanaanta waa dhaqan oo dadku aaminsan yihiin in aysan arrimahooda xalisan karin Kaalmo dibadeen iyadoon la heleyn.

Waa daciifnimo ay sababtay kaalmada dibada.

Cudurka la yiraah kutiirsanaanta caado xun ay aaminsan yihiin dadka qaar inaysay iyaga wax qabsan karin iyogoo aan kaalmo ka helin qeybo kale.

Waa daciifnimo ay abuurtay dadka wax siinay.

 العربيّة (Arabic): التبعي,    Bahasa Indonesia: dependensi,    Català: dependència,    Deutsch: Abhängigkeit,    Ελληνικά: Εξάρτησης,    English: dependency syndrome,    Español: síndrome de dependencia,    Euskera: mendekotasuna,    Filipino/Tagalog: pagtatangkilik,    Français: syndrome de dépendance,    Galego: dependencia,    Italiano: dipendenza,    日本語: 依存,    한국어 / Hangugeo: 의존(증후군),    Malay: kebergantungan,    Nederlands: afhankelijkheid,    Português: dependencia,    Română: dependenta,    Pyccкий: Зависимость,    Somali: ku tiirsanaanta,    Tiên Việt: phụ thuộc,    Türkçe: bağımlılık,    ردو (Urdu): محتاجی کی لت,    中文 (Zhōngwén): 依赖性



 
––»«––
Hadii aad aragto eray u baahan in la falanqeeyo.
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.cec.vcn.bc.ca/cmp/
This site is hosted by the Vancouver Community Network (VCN)

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.10.28


 Home Page