Home Page

Ereyada Furaha



Tajumaad:

Akan / j
Akan / y
العربية / ج
العربية / ي
Bahasa Indonesia / j
Bahasa Indonesia / y
Deutsch
Deutsch
Ελληνικά
English / j
English / y
Español / j
Español / y
Filipino
Français / j
Français / y
Galego / j
Galego / y
हिन्दी / य
हिन्दी / जा
हिन्दी / ज
हिन्दी / य
Italiano / j
Italiano / y
日本語 /   や
日本語 /   ゆ
日本語 /   よ
Kiswahili / j
Kiswahili / y
Português / j
Português / y
Română / j
Română / y
Русский /   и
Русский /   ë
Русский /   ю
Русский /   я
Af Soomaali / j
Af Soomaali / y
ไทย /   ญ
ไทย /   ย
Tiếng Việt / j
Tiếng Việt / y
Türkçe / j
Türkçe / y
اردو /  ﺞ
اردو /  ژ
اردو /  ے
اردو /  ی
Yoruba / j
Yoruba / y

                           

Other Pages:

Ereyada Furaha

Modules

Sociology:
Home Page
Lecture Notes
Discussions

Site Map

Contact

Utility Documents

Useful Links


link-ga ereyada ka bilowda:

  A   B   C   D   E   F   G   H   I   J   K   L   M   N   O   Q   R   S   T   U   W   X   Y


Ereyada furaha ee mawduuca J

by Phil Bartle

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


 

JAAHILNIMO

Mid ka mid shanta qeybood ee faqriga waa jaahilnimada.

Ereyga jaahilnimo waa cay.

Waxaan ula jeednaa in la si fudud loo yiraah dadka wax ma yaqaanaan; ceebna maaha taas.

Waxaad kalood ogaataa in jaahilnimadu iyo nacasnimadu ay aad u kala duwan yihiin.

Dadka waawey wax waa ay baran karaan, laakiin ha ula dhaqmin sida caruur ama dad kaa hooseeya, ama aad ka hor istaago waxbarashada.

Macnaha jaahilnimadu waa aqoon la’aan shey, nacasnimadu waa inaadan awoodin inaad sameyso wax uun, doqonimadu macnaheedu waa isagoon sameynay waxa uu si wanaagsan u yaqaan.

Jaahilnimo, nacasnimo iyo doqonnimo waa kala duwan yihiin

 العربيّة: جهل,    বাংলা : অজ্ঞতা,    Deutsch: Unwissenheit,    Ελληνικά: αγνοια,    English: ignorance,    Español: ignorancia,    Euskera: ezjakintasuna,    Filipino/Tagalog: kamangmangan,    Français: ignorance,    Galego: ignorancia,    Italiano: ignoranza,    日本語: 無知識,    Malay: ketidaktahuan,    Português: ignorância,    Română: ignoranta,    Somali: jaahilnimo,    Tiên Việt: sự thiếu hiểu biết,    Türkçe: cahillik,    中文 (Zhōngwén): 无知


 

JANDAR

Ereyga “jandar" waxaa loo isticmalaa in lagu kala saaro laba qeybood, “lab" iyo "feminine."

Yaan lagu qaldin ereyga “jinsi" kaas oo lagu kala saaro  “rag" iyo "haween."

Jandar, micnihiisu waa waxa ay qabtaan labka iyo dhediga, kuna kala duwan dhaqanka , u dhexeeya bulshaba bulshada kale.

Ujeedadeen jandar waxaan diirada si weyn ugu saareynaa inaan kala saarno howlaha kala duwan ay qabtaan sida ka qeybgalka, xiriirka dhaqaalaha, iyo nolosha bulshada dhexdeeda.

Kuwani waa kala duwanaansho saameyn kuleh bulshada, tana waa saameynta uu ku yeelan karo wacyigeliyaha.

 বাংলা : লিঙ্গ,    Català: gènere,    Deutsch: gender,    Ελληνικά: γένος,    English: gender,    Español: género,    Euskera: generoa,    Filipino/Tagalog: pangkasarian o kasarian,    Français: genre,    Galego: xénero,    Italiano: genere,    日本語: ジェンダー,    Kiswahili: ujinsia,    Malay: gender,    Português: género,    Română: gen,    Somali: Jandar,    Tiên Việt: giới tính,    Türkçe: toplumsal cinsiyet,    中文 (Zhōngwén): 性别问题



 
––»«––
Hadii aad aragto eray u baahan in la falanqeeyo.
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.cec.vcn.bc.ca/cmp/
This site is hosted by the Vancouver Community Network (VCN)

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.10.28


 Home Page