Home Page
Is Diyaarinta




Tajumaad:

'العربية / al-ʿarabīyah
বাংলা / Baṅla
Bahasa Indonesia
Български език
Català
Cebuano / Sugboanon
中文 / Zhōngwén
Deutsch
English
Español
Euskara
فارسی / Fārsī
Filipino/Tagalog
Français
Galego
Ελληνικά / Elliniká
हिन्दी / hindī
Italiano
日本語 / Nihongo
Kiswahili
بهاس ملايو / Bahasa Melayu
Português
ਪੰਜਾਬੀ / Pañjābī
Română
Русский
Српски / Srpski
Af Soomaali
తెలుగు /Telugu
ไทย / Thai
Tiếng Việt
Türkçe
اردو / Urdu
Èdè Yorùbá

                                        

Other formats:

Text
Power Point

Other Pages:

Cutubyada Tababarka

Site Map

Ereyada Furaha

Contact

Utility Documents

Useful Links

DAKHLIGA DIBADA

Is barbar dhiga dakhliga gudaha iyo

by Phil Bartle, PhD

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


Training Handout

Is barbar dhiga dakhliga gudaha iyo?

Caawimaad intee la eg ayaa bulshada dibada uga inaan karta ka hor inta aysan bulshadu ku tiirsanaan kaalmo dibadeed, kana lumin kartaa kalsoonida?

Wacyigeliye ahaan, waxaad u arkeysaa mid adag inaad kala saarto labada dakhli kan ka yimada bulshada dibadeeda, iyo kan gudaha bulshada ka yimaad.

Adiga iyo holwadenada bulshada waxaad culeyska saareysaan in dakhli dibada looga keeno bulshada.

Deeq bixiyayaasha ayaa doonaya inay caawiyaan, halka ay xubnaheeda rabaan inay helaan. See: dependency syndrome.

Miskiin tuugsada ayaa u yimid Nabi Muxammed (NNKH), waxuuna yiri waan baahnahay. (See Telling Stories).

Meeshii uu cunto ka siin lahaa, Nabigu waxaa uu siiya xarig iyo taladan.

"Gaado xarigan oo aad duurka kana soo ururso xaabada geedaha.

Xarigana u isticmaal inaad ku xir xirato, kadibna magaalada u soo qaado.” See: Proposals.

Balkii uu siin lahaa sadaqo oo ku sii diiri gelin lahayd baryo badan, waxaa uu siiyay tababar iyo qaab uu ku shaqeysto oo uu isku filnaan ku gaari karo, taasna tuugsadihii waa qaatay. See: poverty.

Hadii Nabiga (NNKH), uu siin lahaa cunto, waxaa uu ku sii tababari lahaa tuugsadaha inuu sii tuugsado; isagoo siiyay tababar iyo wax uu ku shaqeysto, waxaa uu ku adkeystay in uu tuugsiga ka baxo oo uu isku filnaado.

Tababarkan ma dhiiri gelinayo in la helaa dakhli dibadeed, iyo codsiyo loo qorto, kaasoo kugu hago inad diraariso codsi qorasho wanaagsan.

Wax walbaa oo xoog badan (sida Dab), xirfadahan si qalad ah ayaa loo isticmaali karaa, ama mustaqbalka idin dhaxalsiinkara.

Inaad si wanaagsan u isticmaashaan, kuna saxdaan qaladaadka dambe.

––»«––

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.11.03

 Home page

 Is Diyaarinta